Afar Kun oo qof oo Xujey Somaliland ah ayaa sanadan ka baaqatay Waajibaadka Xajka.

Afar Kun oo qof oo Xujey Somaliland ah ayaa sanadan ka baaqatay Waajibaadka Xajka.

daajis.com:- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtey in afar Kun oo qof oo Xujay Somaliland ah ay sanadkan ka baaqdeen gudashada Acmaasha Xajka.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa mas’uuliyada arintaasi dusha uga riday dowladda Soomaaliya oo uu ku eedeeyay iney musuqday saamigii Somaliland.

“ Sanadkan shacabka Somaliland way ka baaqdeen gudashada Xajka, kadib Markii dowladda Somalia musuqday saamigii Somaliland.” ayii yiri wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Si kastaba, Somaliland ayaa si adag uga hortimid tirada ay dowladda federaalka u qorsheysay inay kasoo xajiyaan deegaanadeeda, taasi oo dhan 350.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada