SAWIRRO: Boqolaal kamid ah Milateriga Itoobiya oo u soo baxay xadka DDS iyo goballada Bakool & Hiiraan

SAWIRRO: Boqolaal kamid ah Milateriga Itoobiya oo u soo baxay xadka DDS iyo goballada Bakool & Hiiraan

daajis.com:- Boqolaal kamid ah ciidamada Milateriga Itoobiya ayaa kuwajahan deegaanada dhaca Xaduudaha oo ay maalmihii u dambeeyey dagaalo kasocdeen.

Milateriga Itoobiya ayaa hadda qeyb kanoqonaya Howlgal xoogan oo kuwajahan la dagaalanka Kooxaha Argagixiso ee amaanka & Horumarka Geeska Afrika, waxaana maalmo kahor ay kooxahan soo weerareen saldhigyo iyo gudaha deegaanka Soomaali Galbeed.


Madaxweynaha Deegaanka Soomaali State Mustafe Cumar ayaa lahadlay ciidamada, isagoo sheegay in kooxahan ay ka guuleysan doonan.


Sida la aaminsan yahay 2-3kun oo ah Maleeshiyaad/Argagixiso oo kala noocyo duwan ayaa isku dayaya in ay gudaha u galaan deegaanka Soomaali Galbeed. Dagaalo ayaa maanta kasocda Xaduuda gobalka Hiiraan la wadaago Ismaamulka Soomaali State.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada