Maraykanka oo shaaciyay in duqayn uu la beegsaday Xubno ka Tirsan Alshabaab

Maraykanka oo shaaciyay in duqayn uu la beegsaday Xubno ka Tirsan Alshabaab

daajis.com:- Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay agagaarka Saldhigga ATMIS-ka ee Buulo Mareer 26-kii May.

Sida ay kusoo qoreen boggooda rasmiga ah, taliska Maraykanka ee AFrikom ayaa sheegay in weerarka ay ku burburiyeen hub iyo qalab si sharci darro ah u qaateen Al-Shabaab.

Sidoo kale’ Taliska Mareykanka ayaa sheegay in weerarka aysan wax dhibaaato ka soogaarin dad shacab ah.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada