Fariin Jaceyl Oo Murugo Ah: Ma goyn Karo Xanuunka Taaha Ah illeen Uma Jeedee , Ma Sasabi Karo illeen Adiga ayaa I Hor Muuqdee

Fariin Jaceyl Oo Murugo Ah: Ma goyn Karo Xanuunka Taaha Ah illeen Uma Jeedee , Ma Sasabi Karo illeen Adiga ayaa I Hor Muuqdee


* Xasuusta kaliya ee ku jirta qalbigayga waa tii aad igu reebtay oo ilbiriqsi kasta kutaala qalbigayga mana garanayo xataa wax la ii sheego isla waqtigaasi .
* Waxa aan larafaadaa oo la qaban la’ahay wax waliab waa xasuustii aad igu reebtay oo aad iiga baxday, ma aqaano qaab aan isaga tirtiro waxa aan isku dayay wax waliba laakiin macquul waa ay ii noqon weysay .

* Hadii uu jiri lahaa dhaqtar i siiya daawo waan qaadan lahaa , laakiin nasiib xumo adiga mooyee cidkale ma hayso daawadaas. .
Waxa aad I baday in aan sameeyo is mashquulin badan balse aanan wax ii tarin , ma hargasho naftaydan adiga ayaana u sabab ah , oraahdayda waa ay soo noqnoqotaa waana xasuusta kaliya ee ku jirta qalbigayga waa tii aad igu reebtay oo ilbiriqsi kasta ku taala qalbigayga waxa ay ugu taallaa sidii laamiga oo kale .
Miyaadan ila dareemeeynin waxa aan la hoyan la ‘ahay ma lihid miyaa qalbi uu ku abuuran yahay kalgaceyl.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada