Ninkeyga Waxa Uu Iga Jecel Yahay Mushaarkeyga!!

Ninkeyga Waxa Uu Iga Jecel Yahay Mushaarkeyga!!

daajis.com:-Gabar waliba waxa ay ku riyootaa in nolosha dunida hesho iyadoo uu wehliyo wiilkii in badan ay ku taameysay oo ay dooratay .

Maxaa yeelay waa nin jilicsan Romantic ah waxa uuna ka dharjinaya erayo kuwa ugu macaan .
Balse erayadaasi malabka ka macaan badan durba waa ay uun baxayaan taasi oo ka dhalaneysa culeyska mas’uuliyada qoyska iyo mushkilo maalmeedka .
Halkii laga rabay in ninka uu noqdo saldhiga ilaalinya zowjada iyo daryeelkeeda ,horayna uu u ahaa Faarisal Alxlaam-keeda oo hadiyada u keeni jiray qarash gareyn jiray ,waa kan isagii oo zowjada ka codsanaya in biilka qoyska bixiso.
Waa kan aabihii guriga oo doonaya in uu fara-maroojisto mushaarkii gabadha ,waana dhaqan bulshadeena ku soo kordhaya oo aan horay looga aqoon in gabarta shaqo ka qabato guriga banaankiisa .
Waxaa fagaaraha yimid ragg diirada saaraya oo raadinaya guur ku saleysan in ay helaan gabar shaqeya ama shaqaale ah .
Kama ah jaceylkii naxariista badnaa ee waxa ay raadinayaan qof xariirkeeda laga faa’ido karo ,mana rabaan xaaska ee daqliga bisha ayay fiirsadaan .
Xariirka guurkaasi ma ah ,guurkii xushmada badnaa waxana kani la dhihi karaa guur hanti raadis ah .
Hadaba Aqriste Sidee uu Kula Muuqdaa Mowduucaan .

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada