Haween:-Qeebaha Ay U Kala Baxdo Khayaamada Dumarka Lagu Xagliyo Oo La,helay Baaris Gaaban+Faahfaahin

Haween:-Qeebaha Ay U Kala Baxdo Khayaamada Dumarka Lagu Xagliyo Oo La,helay Baaris Gaaban+Faahfaahin

daajis.com:-Naag Khiyaanoma Laga Yaabaa Inay Gacalisadaydu  I Khiyaanto? HAA Wey Dhici Kartaa In Gabadha Aad La Socotid Ama Xaaskaaga Ah Ay Ku Khiyaanto Haday Ka Mid Tahay Noocyadaan Soo Socda Ee Dumarka.
Haweeneeyda Asbaaxteeda Ay U Badanyihiin Rag: Aad Bay U Sahlantahay Inay Khiyaano Samayso Haweeneeyda Leh Niman Badan  Oo Saaxiibadeed Ah, Waayo Labo Qof Oo Lab Iyo Dhedig Kala Ah Oo Hadana Ah Saaxiibo Aad Isugu Dhow Ah Damac Ayaa Kala Galaya.
Haweeneey Qiimaysa Hantida Iyo Lacagta: Haweeneeyda Aaminsan In Waxa Noolasha Ugu Muhiimsan Ay Yihiin Lacag Iyo Hanti Waxay U Badantahay Inay Xiriir Hoose La Samayso Nim Kaa Lacag Badan Ama Kaa Hanti Badan.Warsahal.Net
Haweeneeyda Mudo Dheer Laga Maqanyahay: Waxaa Laga Yaabaa Inaad Ka Tagtid Xaaskaaga Oo Wadanka Kale Aad Tagtid Oo Aad Sanado Badan Ka Maqnaato, Kadibna Aad Iska Guursatid Si Aad U Haqab Tirtid Baahidaad Jinsiyadeed Adigoo  Oranaya Ma Adkeysan Karo Ogoow Iyaduna Waa Nafleey Oo Sidaa Ugu Baahantahay Ayay Urabtaa Iyaduna, Hadii Iimaankeeda Daciifyahay Waxaa Dhici Karta Inay Khiyaano Samayso.
Haweeneeyda Balwada Leh: Haa Aaminin Haaweeneey Balwad Leh Waxay U Badantahay Inay Khiyaano Samayso, Dumarka Balwada Leh Jidhkooda Waxay Ka Iibiyaan Niman Si Ay Balwad U Helaan. Tusaale Ahaan Haweeneyda Qayisha Ama Jaadka Cunta Nimanbaa Ka Bixiya Qayilaada Oo Isticmaala.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada