DAAWO: Shariif Sheekh Axmed oo Waraysigii ugu Horeeyay ku Bixiyay Afka Ingariiska (VIDEO)

DAAWO: Shariif Sheekh Axmed oo Waraysigii ugu Horeeyay ku Bixiyay Afka Ingariiska (VIDEO)

daajis.com:- Madaxweynihii hore ee Dowladii ku meel gaarka ahayd ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu waraysigiisii ugu horeeyay ee uu ku bixiyay afka Ingariisiga kaga hadlay xaalada dalka uu ku sugmaa xiligii uu Madaxweynaha ka ahaa dalka Soomaaliya, iyo sidii loo hadal hayay markii uu gacan qaaday Hillary Clinton oo xilligaas ahayd Wasiirka arimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka.

Shariif Shiikh Axmed ayaa xilligan ku Sugan dalka Ingariiska, Isagoo halkaasi wax ka barta Jaamacadda Oxford oo ah Jaamacad fac weyn oo ay wax ka soo barteen Madaxweyneyaal badan oo dunida daafaheeda ku kala nool.

Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada