DAAWO:- Xabsiga Guwantinaamo maxaa iska bedelay

DAAWO:- Xabsiga Guwantinaamo maxaa iska bedelay

daajis.com:- Xabsiga ugu weyn caalamka ee Guwantinaamo ayaa waxaa ka buuxa maxaabiista ugu badan marka la eego xabsiyada kale ee adduunka kuwaasi oo dhalasho ahaan u badan Dowladaha Carabta.

Maxaabiista ayaa ka dhalinta Xogaha iyo Macluumaadka laga doonaayo loo adeegsadaa koronto iyo falal kale oo aan qoraal lagu cadeynkarin.

Muuqaalka guud ee Xabsiga ayaa ah mid aan raali galineynin qofka maxbuuska ah, waxa ayna saaxiib u yihiin Eeyo loo adeegsado maxaabiistaasi.

Maxaabiista qaar ayaa lasiiya sun lagula dagaalamaayo dareenkooda, halka qaarna ay la miir daboolmaan dhibaatooyinka ay ka dhex layaan korontadaasi loo adeegsanaayo.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA












FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada