VIDEO:- La kulan nin Indonesian ah oo si aad ah ugu eg Obama

VIDEO:- La kulan nin Indonesian ah oo si aad ah ugu eg Obama

daajis.com:- Ilham Anas waa 40 jir sawir qaade ah oo u dhashay dalka Indonesia, waxa uu si aad ah ugu egyahay Madaxweynaha dalka Mareeykanka Obama, taasoo ka dhigtay mid caan ka noqda dalkiisa iyo TV-yada.

Waxa uu dhawaan kasoo muuqday mid kamid ah TV-yada Indonesia oo lagu magacaabo Premier Tv, waxaana uu u sameeynayay xayeeysiin sida asigooba ah Madaxweyne Obama.

Ilham Anas, ayaa wakaalada wararka Reuters asigoo mar u waramaya waxa uu yiri, “Mar aan Transit ku ahaa Malaysia, nin ayaa igu soo booday wuxuuna i weydiiyay inaan ahay Obama? aad ayaan ula yaabay markuu iga sii codsaday inaan sawir la galo”.


Mr Anas waxa uu ku dhashay kuna barbaaray magaalada Bandung ee galbeedka Java.

“Inaan u ekahay Obama, waxeey iga saaciday inaan helo fursado badan oo xayeeysiimo ah, laakin waxaan ahay shaqsi aad u xishood badan oo ma awoodo inaan badanaa kasoo muuqdo shaashadaha” ayuu yiri Ilham.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada