Daawo Layaabka:- Sawirqaade Korneyl isku badalay

Daawo Layaabka:- Sawirqaade Korneyl isku badalay

daajis.com:- Wariye Xasan Cadde waxa uu ahaa sawir qaade caan ka ah warbaahinta magaalada Muqdisho, balse markii dambe waxa uu u xuubsiibtay Korneyl ciidan.

Xasan Cadde, hada waa gacanyaraha qaaska ah ee taliyaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliya.

Darajada ciidan ayaa ahayd mid aan sahal ku imaan oo rafaad badan usoo maro askariga xiligii Doowladii Milatariga iyo Doowladihii kahoreeyay intaba.

Halkan ka daawo Sawirada Xasan Cadde oo marna kaamiro man ah marna Korneyl ah:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada