Daawo Sawir qosol badan oo laga sameeyay kala oradka uu Xassan Sh ku riday Odayaasha Muqdisho

Daawo Sawir qosol badan oo laga sameeyay kala oradka uu Xassan Sh ku riday Odayaasha Muqdisho

daajis.com:-  Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu muujiyay kala baxsadka heysta Odayaasha magaalada Muqdisho ee iyaga si aad ah kaga cabsi qaba inay ku kulmaan Hoteelada magaalada Muqdisho.

Ujeedka sawirka ayaa ah in Odayaasha ay ka cabsi qabaan in tacadiyo ay kala kulmaan dowlada Xassan Sheekh oo iyagu ugaarsaneysa Odayaasha kasoo horjeeda Madaxweynaha.
Sawirka ayaa waxaa lagu miisaaliyay in Odayaasha ay xiriir toos ah la sameeyen Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas si ay kaga helaan goobo ay ku shiraan kuna soo bandhigaan mowqifkooda lidka ku ah Xassan Sheekh.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada