Daawo Sawirada: Xabsiga aduunka ugu xun iyo Halka uu ku yaala?

Daawo Sawirada: Xabsiga aduunka ugu xun iyo Halka uu ku yaala?

daajis.com:- Philippine, waxa ay kamid tahay wadamada aduunka ugu dambiyada badan, waxaana ku badan dambiyada ka dhasha Daroogada, iyadoo 40% dadkeedu ay isticmaalaan daroogada nuucyadeeda kala duwan.

Wargeyska Daily Mail ee kasoo baxa dalka UK, ayaa soo bandhigay sawiro argagax leh, kuwaasoo ku saabsan xabsi loogu tala galay in lagu xiro ilaa 800 ruux ayaa waxaa ku xiran 3,600 qof.
Xabsigan ayaa ah mid ay maxaabiista seexanayaan meel banaan oo siman, sidoo kale waxaa aad u xun nadaafadiisa, iyadoo maxaabiistu ay hal meel cuntada ku karsadaan dharkana ku dhaqdaan kuna qabeystaan.

Halkaan ka daawo Sawirada:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada