MUUQAAL QOSOL BADAN Xildhibaano ka shiray siday kusoo noqon lahaayeen iyo Qaar ku jira arin la yaab leh

MUUQAAL QOSOL BADAN Xildhibaano ka shiray siday kusoo noqon lahaayeen iyo Qaar ku jira arin la yaab leh

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ee caasimada Somaaliya ayaa waxaa siwayn looga dareemayaa Diyaar garowga Doorashada, Iyadoona dadka qaar  ku howlan yihiin inay Booskooda Xejistaan, Halka kuwa kalana ay doonayaan inay ka mid Noqdaan Dawlada cusub ee la filayo, Sida Xildhibaanada, Wasiirada, Madaxda iyo Qaybaha kala duwan ee Dawlada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanada ayaa si kaftan-dhable ah uga wadahadlay halka ay doorashadu mareyso. Prof. Dalxa wuxuu sheegay in xildhibaano badan ay ku jiraan Shaloongo/Ayuuto/Hagbad si ay dib ugu soo noqdaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada