DAAWO: - Xiisad ka dhalatay Sooraan iyo Jawaan oo Laascanod soo gaadhay, Iyo Wixii ka dhacay Riwaayad Qarsoodi ah oo ay ku qabsadeen Saldhiga Dhexe

DAAWO: - Xiisad ka dhalatay Sooraan iyo Jawaan oo Laascanod soo gaadhay, Iyo Wixii ka dhacay Riwaayad Qarsoodi ah oo ay ku qabsadeen Saldhiga Dhexe

daajis.com:-  JiLayaasha Sooraan iyo Jawaan oo maalinimadii shalay si aan la ogayn ku soo galay kusoo galay magaalada Laascaanood ayaa saaka saldhiga dhexe ee laascaanood Riywaayad aad moodo in aan cid daawata loogu tala gelin kaliya in la duubo la isugu dhex sawiro Laascaanood baanu joognaa ku qabtay.

Riywaadan ayaa waxaa ka muuqanayey waxyaabo kasoo Horjeeda dhaqanka iyo diinta jeeda oo ay ka mid yihiin Heeso iyo Gabdho iyo Rag isla ciyaaraya, waxaana arintaasi siwayn uga Cadhooday Culimada, Iyadoona uu hor istaagay Taliyaha Qaybta ee Laascaanood.


Dhinaca kale Dhalinyarada magaalada Laascaanood, gaar ahaan Koox doonaysay inay dhowaan Bandhig ku qabtaan magaalada Laascaanood, Kaasi oo Bulshada looga Wacyi gelinayo Qaybaalada iyo dhibkeeda ayaa si adag uga hadlay in Culimadu ay Joojiyeen Bandhigoodii, Iyagoo Maanta Sooraan iyo Jawaan aan looga baahnayn Laascaanod. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada