MUUQAAL: Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo oo Wiil uu dhalay Kelyaha uga Saaraya Caruur Hooyadood dhimatay

MUUQAAL: Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo oo Wiil uu dhalay Kelyaha uga Saaraya Caruur Hooyadood dhimatay

daajis.com:- Hooyo Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Hargeisa ayaa waxay Sheegtay in Caruurtii ay soo Korisay oo ay Gabadheedu dhashay uu mid kamid ah dalka Hindiya u qaaday Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo oo lagu magacaabo Cali Mareexaan, Islamarkaana uu Kelida uga Saarayo Wiil uu dhalay.

Shamis Cali Xasan ayaa Ilmadu kasoo qubatay markii ay Hadlaysay Dhowr daqiiqo, waxayna ka warantay Duruufihii adkaa ee Caruurta Hooyadood  dhimatay ay lasoo martay kuwaasi oo ay Ayeeyo u tahay, Waxayna codsatay in laga badbaadiyo dadka Qalanaya.

Ugu danbayntii waxaa Halkaasi ka hadlay Odayga ay u dhaxday Haweenayda Caruurta ayeyda u ah, Wuxuuna codsaday in loo kaco Arintaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada