Daawo: Galmudug sidee uga hadashay Dagaalkii Gaalkacyo “Xalku waa inaan QABUURAHA BUUXINO, Puntland way dhego-adag tahay, dadkana way yastaa

Daawo: Galmudug sidee uga hadashay Dagaalkii Gaalkacyo “Xalku waa inaan QABUURAHA BUUXINO, Puntland way dhego-adag tahay, dadkana way yastaa

daajis.com:- Saraakiisha Ciidamada maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug kaasi oo Khasaare kala duwan gaystay, Waxayna sheegeen in hadalka kasoo yeedhay Puntland uu yahay mid Fulaynimo ah.


Galmudug ayaa sheegtay ayaa sheegtay in Puntland ay Madaafiic la dhacday Qaybo kamid ah magaalada Gaalkacyo, Waxayna sheegeen inay Naftooda difaacayaan, “Xalku Waa inaan Qabuuraha Buuxino, Puntland waa dad Ilaahay u Abuuray inay dadka yasaan, oo dhego-adag”.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada