DAAWO Muuqaal: Haweenka Puntland oo si geesinimo ah uga hadlay Colaada iyo Dagaaladii Magaalada GAALKACYO

DAAWO Muuqaal: Haweenka Puntland oo si geesinimo ah uga hadlay Colaada iyo Dagaaladii Magaalada GAALKACYO

daajis.com:- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug kulan ku yeeshay Haweenka kasoo jeeda Dhica Puntland, Kuwaasi oo soo Jeediyey in loo istaago sidii nabad loogu soo Dabaali lahaa xaalada Gobolka Mudug.

Kulanka waxaa ka hadashay Caasho geelle oo hore xilal uga soo qabatay maamulkaa Puntland, Waxaana sidoo kale haweenka Galmudug ay ku eedeyen af xidhnaan ah in ay ka aamusan yihin colaadan loogana baahan yahay in ay iyana ku baaqan nabad.

Madaxda Puntland Iyo Galmudug ayay ugu danbayntii lagu eedeeyay in Colaada Sokeeye ee ay ka bilaabeen Gaalkacyo ay ka Leeyihiin Dano-gaar ah oo Siyaasadeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada