daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasada ee uu soo Saaro Wariye Cali Xaraare oo lagu soo qaatay Todobaadkan Qodobo Xiiso Badan.
Barnaamijka ayaa ugu horayn diirada lagu saaray C.wali Gaas oo laba Arimood uga dayday Axmed Siilaanyo, Kuwaasi oo kala ah inuu Saqdhexe isbadal sameeyo, iyo Dekeda Boosaso oo la doonayo in lagu wareejiyo Imaaraadka Carabta, Iyadoona Wasiirka dekadaha markii uu magacaabay uu horay ugu raacay Imaaraadka.
Waxaa sidoo kale Barnaamijka lagu soo qaatay Sidii wax uga dhaceen magaalada Jowhar, Magaalada Ceerigaabo sida ay ugu Nool yihiin Afarta Beelood ee kala duwan, iyo Xaalada Colaada Galmudug iyo Puntland ee Gaalkacyo Halka ay Salka ku hayso.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at