MUUQAAL: Caasha Axmed Cabdala oo ka hadashay Boobka P.land ee Xubnaha Aqalka Sare ee Sool, Sanaag iyo Cayn

MUUQAAL: Caasha Axmed Cabdala oo ka hadashay Boobka P.land ee Xubnaha Aqalka Sare ee Sool, Sanaag iyo Cayn

daajis.com:- Caasha Axmed Cabdala oo Xilala kala duwan kasoo qaybtay Dawlada Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay Sida maamulka Puntland usoo Xulay Xubnaha Aqalka Sare, waxayna sheegtay in Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn Xubnahoodii la dhacay.

Waxay sheegtay in Goboladaasi horey looga dhigay Dhul lagu muran san yahay, oo ay isku haystaan laba maamul, Waxayna Xustay in Xubnaha Madasha la baxay ayna ku Jirin dad metala Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, Waxayna ugu danbayntii Dawlada Soomaaliya ugu Baaqay inay Soo Celiyaan Xubnahaasi, Hadii kalana ay qaadan doonaan go’aan kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada