Daawo:- FIDEL Castro iyo Somalia, Dagaalkii 77, iyo kulankii Yemen, Pro: Cabdi Samatar iyo Jen Galaal oo ka waramay (Waraysi)

Daawo:- FIDEL Castro iyo Somalia, Dagaalkii 77, iyo kulankii Yemen, Pro: Cabdi Samatar iyo Jen Galaal oo ka waramay (Waraysi)

daajis.com:- Waxaa geeriyooday Fidel Castro, hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba, kaas oo dalkaas oo xukumayey nus-qarnigii ugu dambeeyey. Fidel Castro wuxuu ka qayb qaatay dhaqdhaqaaqyo badan oo ka dhacay qaaradda Afrika oo ay ka mid ahayd dagaalkii Soomaalida iyo Ethiopia dhex maray.


Warbixintan gaarka ah, waxaynu ku eegaynaa doorkii Fidel Castro uu ku lahaa dagaalkii Ethiopia iyo Soomaaliya, iyo weliba hindisihiisii ku aaddanaa in la mideeyo Soomaaliya iyo Ethiopia, Iyadoona Kulan lagu qabtay magaalada Cadan ee dalka Yemen.

Waxaa warbixintan ku jira oo ka qayb qaadanaya Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo General Maxamed Nuur Galaal.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada