Daawo: Madaxwayne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka Furay Shirka Talo-Qaran

Daawo: Madaxwayne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka Furay Shirka Talo-Qaran

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir hal maalin ah oo loogu magac daray tallo Qaran, kaasoo ay dadweynaha ku dhiibanayeen tallooyinkooda, Waxaana kasoo qeyb-galay   saraakiisha ciidammada, khabiirro Cadaaladda bartay, Aqaaoonyahanno, Dhaqaatiir, siyaasiin iyo dadweyne kale.


Shirka  Tallo-Qaran waxa uu tilmaamayaa Lix tiir ama qodob,  sida Amniga, Cadaaladda, Waxbarashada, Caafmaadka, Dhaqaalaha iyo Waddaniyadda, siyaasadooduna waxaa lagu lifaaqayaa tallooyinka ay bixiyaan dadweynihii Soomaaliyeed ee madashaasi isugu  yimid.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada