DAAWO: OBAMA oo qabtay Shir Jaraa’id uga hadlay Donald Trump, Su’aalo laga waydiiyey Cabsi laga Qabo

DAAWO: OBAMA oo qabtay Shir Jaraa’id uga hadlay Donald Trump, Su’aalo laga waydiiyey Cabsi laga Qabo

daajis.com:- Madaxwaynaha Waqtigiisu sii dhamaanayo ee dalka Maraykanka Barack Obama ayaa Shir Jaraa’id Qabtay, Isagoona siwayn uga hadlay xaalada maraykanka iyo Qorshaha Madaxwaynaha Cusub ee Donald Trump hor yaala, waxaana sidoo kale Lagu Boobay La xidhiidha Cabsida Trump looga qabo Hogaanka dalkaasi.


Madaxweyne Obama ayaa sheegay in inta badan aan ereyada quruxoon ee lagu dhawaaqaa aanay samaynin ama aanay noqon siyaasad wanaagsan.

Obama ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweynaha la doortay ee Trump aanu ahayn sida dad badan aamin san yihiin qof fikirka iyo falasada raaci doona, balse uu yahay hoggaamiye aragtidiisa waaqaca iyo xaqiiqada jirta ku salayn doona.


Obama ayaa timaamay in arrintan ay saamayn ku yeelan karaan dadka wanaagsan ee ku hareeraysan madaxweynaha cusub ee la soo dortay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada