DAAWO QOSOLKA: Sadex Nin oo Reer Waqooyi, Reer MUDUG iyo Reer Xamar Ah iyo Qisadii ku Qabsatay Sucuudiga

DAAWO QOSOLKA: Sadex Nin oo Reer Waqooyi, Reer MUDUG iyo Reer Xamar Ah iyo Qisadii ku Qabsatay Sucuudiga

daajis.com:- Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdale Cawad ayaa Bulshada la wadaagay Sheeko Qosol badan oo uu sheegay inay dalka Sucuudiga ku dhexmartay Saddex Nin oo Soomaali ah Kuwaasi oo ka la ah Reer Waqooyi, Reer Mudug iyo Reer Xamar.


Sadexda Nin Ayaa Qisadan waxay ku dhacday markii La xidhay, Kadibna Qofkiiba loo Ogolaaday Hal Codsi, Iyadoona Markaasi kadib  Karbaash lala dhacayo HADABA MAXAA DHACAY  ? DAAWO QOSOLKA.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada