Daawo: Tarsan oo shaaciyey Sir culus oo ku saabsan Wada-hadalka Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland

Daawo: Tarsan oo shaaciyey Sir culus oo ku saabsan Wada-hadalka Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland

daajis.com:- Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ah Musharax u taagan Xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday Sir Culus oo ku aadan Wadahadalka u dhexeeya Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, iyo Waliba sidoo kale qaabka uu ku bilowday.


Dhinaca kale Tarsan ayaa wuxuu sheegay in maamulka Somaliland Aqbalay in mudo 10-sano ah oo iskii isku maamulo, Islamarkaana intaasi kadib uu qaato Midnimada Soomaaliya, Waxaana sidoo kale La waydiiyey Su’aalo kala duwan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada