Daawo Video: C.kariim Guuleed oo ka Jawaabay Hadalkii Cabdiwali Gaas ee Shabaabka Reer P.land waa Doqomo”

Daawo Video: C.kariim Guuleed oo ka Jawaabay Hadalkii Cabdiwali Gaas ee Shabaabka Reer P.land waa Doqomo”

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Gaas ayaa horey u sheegay in Xubnaha ku jira Al-shabaab ee kasoo Jeeda deegaanada Puntland ay yihiin kuwa Doqomo ah, oo dhibaato ku haya deegaanada Puntland, Meel kalana aan Aadin.


Arintaasi waxaa Iyadoo lagu wada Sugan yahay magaalada Gaalkacyo ka Jawaabay Madaxwaynaha Galmudug C.kariim Guuleed, Wuxuuna sheegay inay Ayaan daro tahay in Qof masuul ah uu hadalkaasi yidhaahdo.

” Ayaan Daro waeeye in Qof masuul ah yidhaahdo, Anaga Shabaabkeenu anaga uunbay na dilaan, ee Kuwa kale May dilaan, Waxaan leeyahay Al-shabaab meel kasta waxbay ku dilaan, Inaan Farta ugu Fiiqno ugama Adkaan Karno, Sida looga Adkaan karo waa inaan Wada dilno” Ayuu yidhi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada