DAAWO Video: Oday Soomaaliyeed oo Guursaday 40 DUMAR ah, Oo sheegay Arin Bulshadu ay ka yaabtay

DAAWO Video: Oday Soomaaliyeed oo Guursaday 40 DUMAR ah, Oo sheegay Arin Bulshadu ay ka yaabtay

daajis.com:-Amiir Cali Dhagas waa Oday Soomaaliyeed oo Guursaday 40 Dumar ah, Wuxuuna sheegay in Hadii Gabadh ay ku tidhaahdo IFUR aanu Weligii Qabin, hadii ay Kelmadaasi Afkeeda kasoo Baxdo.



Wuxuu sheegay ilaa hada inaanu Haynin Haweenay uu Dabeecadeeda Jeclaado, “Waxaan kala garan la’ahay Inay dhimatay iyo Inayna dhalan Xaaska aan Doonayo” Hada anigu waxaan Jiraa 60-sano, waxaanse u qabaa inaan 30-jir ah, Wuxuuna sheegay inu doonayo in loogu yeedho Xabiibi iyo Inaadeer.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada