Daawo:- Xabsi Ku Yaalo Dalka Hindiya Oo Adeeg La Yaab Leh Sameeyo Iyo Dadka Reer Hindiya Oo Lacag Ku Bixiya Galistiisa

Daawo:- Xabsi Ku Yaalo Dalka Hindiya Oo Adeeg La Yaab Leh Sameeyo Iyo Dadka Reer Hindiya Oo Lacag Ku Bixiya Galistiisa

daajis.com:- Magaalada Sangareddy ee dalka Hindiya, waxaa ku yaalo xabsi la dhisay xilligii gumeysiga, xabsigan la dhisay xilliga gumeysiga ayaana ah midka dhexe ee magaaladan, Xabsigan ayaa sameeye adeeg layaab leh xilli laga qaado dadka gala xabsigan lacag maalinle ah.
Maamulka xabsigan ayaa sameeyey fikrad iyaga oo usoo hindisay magac la yaab leh adeega uu qabto xabsigan waxa ayna u bixiyeen “Dareen xabsiga” waxa uuna qofka ku jirayaa kaliya 24 saacadood isaga oo loo xeri doono dhara xabsiga lagu yaqaano, 


sidoo kalena waxaa cunto lagu siiyaa suxuun bir ah kuwaas oo gaar u ah xabsigan.

Sida laga wariyey maamulka xabsigan dadka ayaa bixiya lacag gaareysa 7.5 Dollar habeen waliba waxaase laga kicin hurdada marka la gaaro 5ta subaxnimo xilligaas oo ay u dhamaan doonto waqti xabsiyoodkooda, shaqaale nadaafada ayaa durba soo gaarayo halkaas kahor inta aysan imaan qoladii kale ee is diiwaan gelin laheyd 24 ka saac ee xiga

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka xabsigan iyo noloshiisa


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada