Muuqaal: Amaal Aadan oo Soomaalida dalka Nowey Nafta u keentay iyo Wariye Su’aalo yaab leh Raaxada uga Qaaday

Muuqaal: Amaal Aadan oo Soomaalida dalka Nowey Nafta u keentay iyo Wariye Su’aalo yaab leh Raaxada uga Qaaday

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Su’aalo kulul oo la hordhigay Amaal Aadan oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo la sheegay inay dhibaato Ba’an ku hayso Soomaalida dalka Norwey, Iyadoona sidoo kale soo Saarta Qoraalo kala duwan.


Waxaa wax laga waydiiyey arimo la xidhiidha Nacaybka ay Soomaalidu u qabaan, Dhibaatooyin laga tirsanayo, Sidoo kalana waxaa wax laga waydiiyey Siday u aragto Sooamalida Norey oo la sheegay inay ugu Neceb yihiin Wasiirada Qaxootiga ee dalkaasi iyo Amaal Aadan ?.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada