Muuqaal Cajiib Badan: Qof Dumar Ah Oo Gaariga Korkiisa Ku Qaadatay Nin Boolis Ahaa Oo Isku Dayey Inuu Joojiyo

Muuqaal Cajiib Badan: Qof Dumar Ah Oo Gaariga Korkiisa Ku Qaadatay Nin Boolis Ahaa Oo Isku Dayey Inuu Joojiyo

daajis.com:-  ciidamad Booliska magaalada Caasimadda u ah Argentina Buenos Aires ayey u suurtgashay inay gacanta ku dhigaan qof dumar ah oo nin booliska jidadka kamid ah baabuurka ku dhufatay isla markaasna afka hore ee baabuurka si wadatay ilaa boqolaal mitir kadib markii uu isku dayey inuu ka hubiyo inay heysato sharcga baabuur wadista.


Muuqaal yar oo ay duubtay Kaamirada jidadka ayaa waxaa laga arkayey baabuur midabkiisa Buluug ahaa oo ay waday islaan 61 Jir ah kaasoo ay ku dhufatay nin booliska kamid ah iyadoo afka hore ee gaariga ku qaadatay, waxayna gaariga ku waday Si Xowli ah si ay meesha uga baxsato.

Dadkii meesha marayey ayaa isku dayuey inay badbaadiyaan ninkaan dhaawaca culus la kulmay waxaana meesha soo gaaray ciidamada badbaadada si ay ugu qaadaan Isbitaal.

Ugu dambeyntii Ciidamada Booliska ayey u suurtagashay inay soo qabtaan qofka dambiga sameeyey waxaana laga yaabaa inay la kulanto ciqaab adag.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada