MUUQAAL: C.salaan Hereri oo booqday Xabaalaha in ka badan 50 Somali ah oo lagu dilay Canada iyo Dood laga qabtay

MUUQAAL: C.salaan Hereri oo booqday Xabaalaha in ka badan 50 Somali ah oo lagu dilay Canada iyo Dood laga qabtay

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin uu Wariye C.salaan Hereri kasoo diyaariyey Xabaalaha magaalada Edmonton, ee dalka Canada iyo Soomaalida ku dhaqan Halkaasi.


Warbixinta ayaa waxaa lagu soo qaatay in Halkaasi lagu dilay 50  Ilaa 60 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah, Taasi oo ay uga duwan yihiin Soomaalida  kale ee Qurbaha Gashay oo aan Dhalinyar badan laga dilin, Waxaana Dood wadaag loo qabtay Soomaalida Halkaasi ku dhaqan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada