MUUQAAL: Khudbadihii ay Jeediyeen Madaxda P.land iyo Galmudug

MUUQAAL: Khudbadihii ay Jeediyeen Madaxda P.land iyo Galmudug

daajis.com:- Waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo maanta Heshiis ku Gaadhay madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug, Waxaana goob joog ka ahaa Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo Ergayga QM ee Soomaaliya.

C.wali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad ka jeediyey goobta ayaa sheegay in Puntland markastaba ay ku Jirtay difaac, Wuxuuna sheegay inay diyaar u yihiin Nabad Waarta, Wuxuuna sheegay inay diyaar u yihiin Inay Fuliyaan Qodobadii lagu heshiiyey Dalka Imaaraadka.
C.kariim Xuseen Guuleed ayaa wuxuu sheegay in dadka Reer Gaalkacyo dadka dagan ay wada Leeyihiin, islamarkaana aysan Suurto gal ahayn in cid laga qabsado dhulkeeda, Wuxuuna sheegay inay dhankooda diyaar u yihiin wax kasta oo Nabad ku imaanayso, Wuxuuna sheegay in Labadii Heshiis ee hore ay ka hirgeli waayeen dhinac Puntland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada