MUUQAAL: Rw. Cumar Cabdirashiid oo Sharci daro ku sifeeyay Warqad Jawaari Sool iyo Sanaag ugu diiday Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ee dalka

MUUQAAL: Rw. Cumar Cabdirashiid oo Sharci daro ku sifeeyay Warqad Jawaari Sool iyo Sanaag ugu diiday Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ee dalka

daajis.com:- Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar C.rashiid Cali (Sharma-arke) ayaa Waraysi  uu bixiyey wuxuu uga hadlay Heshiiskii dhowaan ay gaadheen Puntland iyo Galmudug, Wuxuu uga Duwanaan doono Kuwii ay horey u gaadheen, Iyo Kulamada ka dhici doona magaalada Kismaayo.


Waxaa wax laga waydiiyey Eedaynta loo jeedinayo madaxda ugu saraysa dalka, ee aadan Fara-gelinta doorashada, Wuxuuna sheegay inaysan jirin wax saamayn ah oo ay ku leeyihiin Madaxwaynaha, Raysal wasaaraha iyo gudoomiyaha Baarlamaanka.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Dooda ka taagan Xubanaha Aqalka Sare ee maamulka Somaliland, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Warqad kasoo baxday Jawaari oo Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi looga hor istaagay Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, Wuxuuna sheegay in Warqada Jawaari kasoo baxday aysan ahayn mid Dawlada kasoo baxday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada