Dad ku dhintay Duufaan Xoog badan oo ku dhufatay dalka Maraykanka (Daawo)

Dad ku dhintay Duufaan Xoog badan oo ku dhufatay dalka Maraykanka (Daawo)

daajis.com:- Duufaan xoog badan ayaa Koonfurta dalka Maraykanka ku dishay ugu yaraan 18 ruux kuna dhaawacday tiro intaa ka badan, sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka degdega ah.


Gafernatooraha gobolka Georgia, Nathan Deal ayaa xaalad degdeg ah ku soo rogay todobo deegaan oo ay ku dhinteen 14 ruux, Afar ruux oo dheeri ah ayaa duufaanta ugu dhimatay Mississippi Sabtidii.

Dabaylo kale kale oo xoog badan ayaa la filayaa in ay ku dhuftaan waqooyiga Florida iyo Koonfurta Georgia sida ay shaacisay laanta hawada ee heer qaran.

Waaxda gurmadka degdega ah ee Georgia oo ayaa war ay soo saareen ku sheegay in 14ka ruux ee dhintay ay ku kala sugnaayeen southern Cook, Brooks, Dougherty iyo Berrien.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada