DAAWO: C.wali GAAS oo Gaalkacyo ka degay kana hadlay Shirkii Muqdisho iyo Dhismaha Ciidanka Qaranka Somalia

DAAWO: C.wali GAAS oo Gaalkacyo ka degay kana hadlay Shirkii Muqdisho iyo Dhismaha Ciidanka Qaranka Somalia

daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Puntland  Cabdiweli Cali Gaas ayaa  lagu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa ka Warbixiyey Arimo kala duwan.


Gaas aya sheegay in shirkii uga soconayey madaxda DFS iyo Maamulada xubnaha ka ah Muqdisho uu guul ku soo dhamaaday, isla markaana waxa uu sheegay Madaxweynaha in shirkaasi lagaga arrinsaday dhismaha ciidan qaran oo ku suntan sumad Soomalinimo, abaarta kajirta guud ahaan Soomaaliya, shirka dhowaan ka dhicidoona London oo lagaga hadli doono arrimaha Soomaaliya iyo adkaynta xidhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah.

Sidoo kale isagoo ka hadlaya dhismaha ciidan Qaran ayaa tibaaxay in Puntland ay diyaar u tahay hirgelinta ciidan qaran oo sumad Soomaliyeed leh, isla markaansa u adeegaya ummaada soomaliyeed dalkoodana ka xoraynaya oo ka nadiifinaya kooxaha nabaddiid ka ah ee ka soo horjeeda horumarka shacabka Soomaliyeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada