Daawo: Madaxweyne Dalka maraykanka Donald Trump oo saxiixay go’aan cusub

Daawo: Madaxweyne Dalka maraykanka Donald Trump oo saxiixay go’aan cusub

daajis.com:- Madaxwaynaha dalka Maraykanka ayaa saxiixay amar cusub oo looga gon leeyahay in lagula dagaalamo ganacsiga dibada islamarkana hoos u dhigaya isu dheelitirnaan la’aanta ganacsiga.


Madaxwaynaha ayaa waxa uu ku dhawaaqay dib u habayn lagu samaynayo waxyaabaha sababa isu dheelitirnaan la’aanta ganacsiga gaar ahaan Shiinaha iyo Maraykanka.

Isbuuca soo socda ayaa lagu wadaa in madaxweyne Donald Trump uu la kulmo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, waxayna ku kulmi doonaan gobolka Florida.

Donald Trump ayaa intii uu hayay xilka madaxweynenimada Maraykanka waxa uu saxiixay go’aano muran weyn dhaliyay si adagna loo dhaliilay.

Shiinaha ayaa waxa uu ka mid yahay wadamada sida weyn ganacsi ula leh dalka Maraykanka, gaar ahaan alaabta la dhoofiyo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada