Daawo: Micheal Keating oo Maamulka Somaliland ka dhaadhiciyey in ay yihiin Maamul kamid ah Somalia (Wareysi)

Daawo: Micheal Keating oo Maamulka Somaliland ka dhaadhiciyey in ay yihiin Maamul kamid ah Somalia (Wareysi)

daajis.com:- Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo Maalmihii u Danbeeyay ku sugnaa Deegaanada Maamulka Somaliland Khaas ahaan Magaalada Hargeysa ayaa mar uu Wareysi gaar ah siinayey Mid kamid ah Warbaahinta magaalada Hargeysa wuxuu ka hadlay arrimo badan.


Keating oo wax laga waydiiyey ujeedka ugu weyn ee uu Somaliland wakhti xaadirkan u yimi iyo arrimo kale oo ku saabsan aragtidiisa Saldhiga Imaaraadka,Dekedda Berbera iyo Aqoonsiga Maamulka Somaliland.

Micheal Keating Ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia ayaa mar wax laga waydiinayey Aqoonsiga Somaliland wuxuu sheegay in Caalamka,Qaramada Midoobay iyo IGAD EU dhamaantood ay Somaliland u aqoonsan yihiin Maamul Gobaleed ka tirsan Somalia.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada