Daawo: Runta iyo Xaqiiqada ku Duugan Muuqaalkan iyo dhibaatada Maamul Gobaleedyada Somalia kusoo batay

Daawo: Runta iyo Xaqiiqada ku Duugan Muuqaalkan iyo dhibaatada Maamul Gobaleedyada Somalia kusoo batay

daajis.com:- Waxaan halkan idiinka Soo gudbinaynaa Muuqaal qosol badan balse ay ku jirto xaqiiqo iyo Xigmad runta ku qoton taas oo muujinaysa heerka iyo xaalada hadda ay ku jirto Somalia,muuqaalka ayaa muujinaya markii Maamul kasta uu xuduud iyo Sharci u gaar ah samaystay hadana ay maamuladii faraha ka baxeen Gaadhi meesha uu u dhaqaqaba taayirka Xuduud maamul la galaya.


HALKAN KA DAAWO VIDEO

http://www.movie.daajis.com/

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada