Daawo: Siyaasiga Faarax Macalin oo Soo Bandhigay Halista Qarsoon ee Saldhiga Berbera iyo Ujeedka Imaaraadka.

Daawo: Siyaasiga Faarax Macalin oo Soo Bandhigay Halista Qarsoon ee Saldhiga Berbera iyo Ujeedka Imaaraadka.

daajis.com:- Siyaasiga Caanka ah ee Faarax Macalin ayaa soo Bandhigay Halista kusoo Foole Soomalia hadii imaaraadku Saldhig ka dhisto Somaalia,Farax Macalin oo Wareysi siinayey warbaahinta ayaaa waxaa uu si khaas ah Diirada u saaray Saldhiga Militeri ee Imaaraadku doonayo in uu ka dhisto Berbera.


Faarax Macalin ayaa sidoo kale waxaa uu si fahfaahsan uga hadlay Khatarta ay leedahay Shirkadaha lagu wareejinayo Dekedaha Muhiimka ah ee Somalia sida Ta Boosaaso iyo Berbera oo dhawaan ay la wareegtay shirkad laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada