DAAWO: Soo dhowaynta Madaxwayne FARMAAJO oo ka socota Dalka Turkiga, Casuumada Erdogan iyo Shir uu Furayo

DAAWO: Soo dhowaynta Madaxwayne FARMAAJO oo ka socota Dalka Turkiga, Casuumada Erdogan iyo Shir uu Furayo

daajis.com:- Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ka socota Qaban-qaabada Soo dhowaynta Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmajao oo Casuumad Rasmiya ka haysta Dawlada Turkiga, Wuxuuna Noqonayaa Madaxwaynihii ugu Horeeyay ee dalkaasi Booqda kadib Aftidii dhowaan ka dhacday.


Qunsulka Guud ee Safaaraada Soomaaliya ee Turkiga C.qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Safarka Madadwaynaha uu la xidhiidho Xoojinta Xidhiidhka Labada dalka iyo Casuumad uu ka Heley Madaxwayne Erdogan, Wuxuuna Xusay Inuu Mudo Saddex Maal-mood ah Joogi doono dalkaasi,

Dhinaca kale Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Lagu Marti qaaday inuu Furo Shirka Wasiirada Beeraha Dalalka Afrika oo ka dhacaya Dalka Turkiga 27-ka Bisha dalkaasi Turkiga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada