Daawo Video: Qoys Soomaaliyeed oo Gabadh Dhaafsaday Lacag iyo Dhacdo Murugo iyo yaab leh iyo Waxa dhacay

Daawo Video: Qoys Soomaaliyeed oo Gabadh Dhaafsaday Lacag iyo Dhacdo Murugo iyo yaab leh iyo Waxa dhacay

daajis.com:- Abaaraha iyo Macluusha daran ee ka taagan guud ahaan Geeska Africa khaas ahana soomaalia yaa Qoyskan ku khasbay in ay Gabadhooda yar ku khasbaan nin da,ahaan aad uga weyn isla markana ay dhaafsadaan lacag yar oo kooban taas oo ay iyagu aad igu baahnaayeen.


Qoyskan ayaa Gabadha yar waxaa ay Nin ka dhaafsadeen lacag Sooryo ah oo gaadhaysa Kun Doller taas oo ka saaciday in ay ka qaxaan abaaraha afeeyay Dad iyo Duunyaba ee ku qasanaya Soomalia isla markaana ay u jehaystaan dhankaas iyo wadanka Itoobiya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada