Muuqaal: Faratoon oo Diyaarad kusoo galay Laascanod iyo ujeedka Safarkiisa

Muuqaal: Faratoon oo Diyaarad kusoo galay Laascanod iyo ujeedka Safarkiisa

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Laascaanood yimid wafti uu Hogaaminayo Faratoon Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Somaliland,waxaaana safarka ku wehelinayey Faratoon qaar kamid ah Hay,daha Gargaarka ee ka howl gala deegaanada maamulka Somaliland.


Faratoon ayaa maanta markii ugu horaysay Laascaanood ku yimid Diyaarad tan iyo markii Maamulkas uu u doortay in uu noqdo Wasiiirka Arrimaha Gudaha,Faratoon wuxuu sida cadada ah ku imaan jiray Laascaanood Gaadhiyaal Xayn ah oo kala duwan hase yeeshe Socdaalkan manta ahaa mid ka gadisan kuwii hore.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada