Haweeneey Waayeel ah oo Isku Dayday inay Dhacdo Dukaan Dahabka Lagu Iibiyo (VIDEO)

Haweeneey Waayeel ah oo Isku Dayday inay Dhacdo Dukaan Dahabka Lagu Iibiyo (VIDEO)

daajis.com:-  Haweeneey waayeel ahoo ku nool magaalada Florida ee dalka Maraykanka ayaa isku dayday inay si xirfadaysan u dhacdo dukaan dahabka iyo Dheemanka lagu iibiyo.

Haweeneydan oo u soo labisatay sida qof maalqabeen ah ayaa soo raacday gaari taxi ah oo banaanka dukaanka ku sugayay.



Haweeneydan oo magaceeda lagu sheegay Fatima Milanovic ayaa lagu xiray qasnadii dheemanka lagu kaydinayay waxaana loogu wacay booliska.

Fatima ayaa waxaa qorshaheedu waxa uu ahaa inay baako eber ah oo gurigeeda ay ku soo suubisay inay ugu bedesho tii dheemanka uu ku jiray, sidaasina ay ku baxsato.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada