Daawo: Fariin ku socota Shacabka Soomaliyed Madaxweyne Farmaajo iyo Rw Khayre oo looga Digay Amarada Maamuladda

Daawo: Fariin ku socota Shacabka Soomaliyed Madaxweyne Farmaajo iyo Rw Khayre oo looga Digay Amarada Maamuladda

daajis.com:-  Waxaan halkan idiinka Soo gudbin doonaa Muuqaal iyo fariin Qiiro iyo xaqiiqo badan ku dheehan tahay xaaladda Umadda Soomaaliyeed wakhtigan iyo Siyaasiyiinta iyo Kuwa Doonaya in ay Burburiyaan umada iyo Dowladda Soomaalia oo si adag loola hadlay.


Waa wiil Dhalinyaro ah oo Soomaaliyeed oo ka hadlaya adduunku halka uu marayo iyo Soomaali oo maamulo iyo Qabyaalad ku mashquulsan.Itoobiya oo wadamada Gaajada ugu horeeya loo soo qaato oo maanta Hawadda Dayax Gacmeed u diraysa iyo Soomaali oo ah Dad Muslim ah Haysta dhulka adduunka ugu khayraadka badan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada