MUUQAAL: 15-Jirkii Caqliga Badnaa ee Dhagaxa Lagu dilay Boosaaso

MUUQAAL: 15-Jirkii Caqliga Badnaa ee Dhagaxa Lagu dilay Boosaaso

daajis.com:- C.raxmaan Faysal Aadan waa Wiil aad u yaraa oo Caqli iyo Garasho Alle siiyey,  Dhowaan ayaa si Arxan daran loogu dilay magaalada Booosaso ee Xarunta gobolka Barri.


Waraysigan waxaa horay uga qaaday Cali Ducaale Sawir qaadaha madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo Sanadkii 2015,  Wuxuu Xiligaasi ka hadlay Dhibaatada Tahriibta, Balwada, iyo Qorshaha Noloshiisa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada