Daawo Video: Xaalada adag ee Haysata Ciidankii maamulka Puntland iyo Taliye Fariin Naxdin Leh u diray C.wali Gaas

Daawo Video: Xaalada adag ee Haysata Ciidankii maamulka Puntland iyo Taliye Fariin Naxdin Leh u diray C.wali Gaas

daajis.com:- Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay mushaar la,aan uu sheegay inay hayso ciidanka Daraawiishta Puntland, Wuxuuna Xusay in cabashada mushaar la,aaneed ee haysata ay u gudbiyeen Baarlamaanka Puntland ilaa iyo hadana aysan ka helin wax jawaab ah, ayna wali taagan tahay xaaladu.


Dayr ayaa intaa ku daray iyadoo ay ka maqan tahay mudo 30 bilood ah oo mushahaar ah iyo adeeg ah la siiyey 1 bil adeegeeda waxaana uu ka dalbaday Madaxda Puntlanda iyo wasaaradda Maaliyada in la siiyo mushaarka iyo xuquuqda ka maqan.

Ciidamada Maamulka Puntland dhowr jeer oo hore ka cowday mushaar la,aan, Sidoo kalana waxay qabsadeen Goobo muhiim ah, balse wasaaradda maaliyada Puntland waxaa ay sheegtay inaan lagu lahayn mushaar Ciidan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada