MUUQAAL: Hooyo Soomaaliyeed oo Seexata Dariiq ku yaala London, Maxay tidhi Farmaajo & Wiilkeeda oo Xanaaqsan

MUUQAAL: Hooyo Soomaaliyeed oo Seexata Dariiq ku yaala London, Maxay tidhi Farmaajo & Wiilkeeda oo Xanaaqsan

daajis.com:-  Waxaa mudo dhowr sano ah Dariiq ku yaala magaalada London ee dalka Ingriiska Seexda Hooyo Soomaaliyeed iyo Wiil ay dhashay Kuwaasi oo horey looga saaray Guri ay deganaayeen Islamarkaana Go’aansaday inay ku Noolaadaan Jidkaasi.


Dad badan ayaa sheegay in Hooyada Soomaaliyeed iyo Wiilkeedu ay Go’aansadeen Inay Halkaasi Ku Noolaadaan, Sidoo kalana waxay iska diideen Inay Warbaahinta la hadlaan.

Wiilka ayaa u Muuqday Mid aad u Xanaaqsan, Isagoona Hooyadii Afka Qabanaya oo diidan in Hooyadu ay Waraysi Bixiso,  Sidoo kale waxaa la waydiiyey Isbadalka ka dhacay Soomaaliya,  Iyo Hadii Madaxwaynaha Soomaaliya uu soo Booqdo Haweenaydaasi  waxa ay yeeli doonto.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada