MUUQAAL: Madaxweyne Farmaajo oo Hees Wadani ah la qiirooday iyo Wuxuu Ka sameeyay Masraxa isagoo u kacay

MUUQAAL: Madaxweyne Farmaajo oo Hees Wadani ah la qiirooday iyo Wuxuu Ka sameeyay Masraxa isagoo u kacay

daajis.com:- Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya  ayaa fadhiga ka kacay xili ay socotay hees wadani ah oo ay qaadayeen koox fanaaniin ku labisan dharka militeriga Soomaaliya.


Mudane Farmaajo ayaa fadhiga ka kacay isagoo fanaaniinta kula biiray masraxa ay ka socotay heesta halkaas oo uu ku muujiyay wadaniyadiisa iyo sida ay ugu weyn tahay maalinta ciidamada xoogga dalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada