Muuqaal: Tusaalle cajiib ah,Maxaa dhacaya hadii la diido hadalka Alle Wayne?!

Muuqaal: Tusaalle cajiib ah,Maxaa dhacaya hadii la diido hadalka Alle Wayne?!

daajis.com:- Sidaan la socono wax walibaa waxay leeyihiin qawaaniin ama sharciyo loo dajiyay, cidii sharcigaasi ku xadgudubtaana waxaa ku dhaca cawaaqib xumo kaga timaada dhanka cidii dajisay sharcigaasi, haduu uu noqon lahaa Alle Wayne ama kuwa ay dajiyaan Ibnu Aadamka.


Hadaba Alle Wayne wuxuu Adoomadiisa Muslimiinta ah amray in aysan is qilaafin, hadii qilaaq dhaxdooda uu ka dhasho wuxuu Alle u sheegay in qoomkaasi ay baaba’ayaan ama la wayn doono guud ahaan asalkooda, sidaasi darteed waxaad moodaa In Soomaalidda ay arrintaasi uu Alle faray in ay iska indha tireen, oo ay ku faraq xirteen Ibliis oo diin cusub u dajiyay, diintaasi oo lagu magacaabo Qabiil.

Ugudanbeyntii daawo barnaamijkaani waxaad arki doontaa, cawaaqibka darran ee ku dhacay labba Cawl, oo ku hardamayay meel banaan ah, waxaa si kadis ah gadaashood ugu soo baxday Gool [Libaaxad] hadaba maxaa ku dhacay?

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada