MUUQAAL: 13-Qof oo ku Geeriyooday Buuhoodle iyo Xaaladii ugu Adkayd oo Ka Taagan Xiligan

MUUQAAL: 13-Qof oo ku Geeriyooday Buuhoodle iyo Xaaladii ugu Adkayd oo Ka Taagan Xiligan

daajis.com:- Tirada dhimashadda shubanku sababay ayaa kordhaysa dhakhaatiirtuna waxay aad ugu dadaalayaan inay badbaadiyaan inta uu shubanku hadda soo ritey ee jiifa goobaha caafimaadka.


13 ayaa ilaa hadda la xaqiijiyey inay dhinteen ilaa axaddii lasoo dhaafay inta badan dadkaasi waa dad waaweyn oo 5 keliya ayaa caruur ah waxaa kaloo hadda goob caafimaad shuban biyoodka u jiifa 36 qof intaas waxaa dheer dadka xanuunku hayo ee aan soo gaadhi karin goob caafimaad.

Wacyigelin dheeraad ah ayay dhakhaatiirtu bixinayaan ilaa laba kooxood oo caafimaad ah ayaa dhinacyo kala duwan oo magaaladda ah saaka ka sameeyey wacyigelin ku aadan xakamaynta cudurkan iyo ka hortagiisa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada