TOOS U DAAWO: Khudbada Madaxda Dawladda iyo Munaasibada Maalinta Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya

TOOS U DAAWO: Khudbada Madaxda Dawladda iyo Munaasibada Maalinta Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya

daajis.com:- Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo xiran dareyska ciidanka Milateriga ayaa ka qeyb galaya munaasabada 12-ka April ee sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Munaasabada oo ka socota Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galaya Ra’iisul wasaare kuxigeenka, Wasiiro, xildhibaano, Taliyeyaasha ciidamada iyo saraakiisha.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo labadaba xiran dharka ciidanka ayaa Kudbado ka jeediyey Munaasibadan waxayna Siwayn uga  Hadleen munaasabada maalinta ciidanka xoogga dalka.


Munaasabada maalinta ciidanka xoogga dalka ee 12-ka April ayaa noqoneysa tii u horeysay ee munaasabadaha ciidanka ee uu ka qeyb galo Madaxweyne Farmaajo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada